Kaaraamardha Tv
Kaaraamardha Tv
  • Видео 3 929
  • Просмотров 26 855 046

Видео

DEG DEG Maxamuud Xaashi Iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Umidoobay Dagaalka Muuse Biixi
Просмотров 6 тыс.2 часа назад
This video is about DEG DEG Maxamuud Xaashi Iyo Cabdiraxmaan Cirro Oo Umidoobay Dagaalka Muuse Biixi
DEG DEG Hardanka Birta Itoobiya Iyo Doollarka Oo Gaaray Heerkii Ugu Sareeyay Iyo Saameynta DDS
Просмотров 5 тыс.2 часа назад
This video is about DEG DEG Hardanka Birta Itoobiya Iyo Doollarka Oo Gaaray Heerkii Ugu Sareeyay Iyo Saameynta DDS
DEG DEG Abiy Ahmed Oo Ku Fashilmay Qorshihiisii Iyo Dhimashada Itoobiya Oo Soo Dhawaatay
Просмотров 10 тыс.4 часа назад
This video is about DEG DEG Abiy Ahmed Oo Ku Fashilmay Qorshihiisii Iyo Dhimashada Itoobiya Oo Soo Dhawaatay
Gudoomiye Cirro''Markuu Qarax Dhaco Waa Sidii Loo Kala Sugnaado''
Просмотров 1,6 тыс.4 часа назад
This video is about Gudoomiye Cirro''Markuu Qarax Dhaco Waa Sidii Loo Kala Sugnaado''
DEG DEG Wararkii Ugu Dambeeyay Musiibadii Xamar iyo Sheekooyinka Xanuunka Badan Ee Kujira
Просмотров 9 тыс.4 часа назад
This video is about DEG DEG Wararkii Ugu Dambeeyay Musiibadii Xamar iyo Sheekooyinka Xanuunka Badan Ee Kujira
DEG DEG Kooxda Tplf Oo Labo Garab Ukala Jabtay Iyo Abiy Oo Dhoosha Ka Qoslaaya
Просмотров 5 тыс.12 часов назад
This video is about DEG DEG Kooxda Tplf Oo Labo Garab Ukala Jabtay Iyo Abiy Oo Dhoosha Ka Qoslaaya
DEG DEG Jubaland Iyo Federalka Oo Dhufays Isugu Jira,Muxuu Siday Safarkii Xamza?
Просмотров 6 тыс.14 часов назад
This video is about DEG DEG Jubaland Iyo Federalka Oo Dhufays Isugu Jira,Muxuu Siday Safarkii Xamza?
Deg Deg Abiy Ahmed Iyo Tplf Oo Madaxa Iskula Jira Isuna Hanjabay
Просмотров 8 тыс.14 часов назад
This video is about Deg Deg Abiy Ahmed Iyo Tplf Oo Madaxa Iskula Jira Isuna Hanjabay
Caddaani Hirmooge''Haddii Na Lagu Qasbo Qoriga Waannu Qaadan Duurkana Waannu Gali''
Просмотров 20 тыс.16 часов назад
This video is about Caddaani Hirmooge''Haddii Na Lagu Qasbo Qoriga Waannu Qaadan Duurkana Waannu Gali''
DEG DEG Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Lacagteedii Oo Qadka Kabaxaysa
Просмотров 19 тыс.16 часов назад
This video is about DEG DEG Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Lacagteedii Oo Qadka Kabaxaysa
Waligaa Makusoo Maray Jaceyl Noocan Oo Kale Ah? Dr Oomaar
Просмотров 2,1 тыс.19 часов назад
This video is about Waligaa Makusoo Maray Jaceyl Noocan Oo Kale Ah? Dr Oomaar
Gudoomiye Cirro''Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Ayaa Sabab U Ahaa Doorashadu Inay Daahdo''
Просмотров 19 тыс.День назад
This video is about Gudoomiye Cirro''Axmed Madoobe Iyo Saciid Deni Ayaa Sabab U Ahaa Doorashadu Inay Daahdo''
DEG DEG Wafdi Itoobiyaan Ah Oo Si Qarsoodi Ah Ku Tagay Xeebaha Somaliland Iyo Ujeedkooda
Просмотров 10 тыс.День назад
This video is about DEG DEG Wafdi Itoobiyaan Ah Oo Si Qarsoodi Ah Ku Tagay Xeebaha Somaliland Iyo Ujeedkooda
DEG DEG Kooxda AS Oo Jabkii Ugu Xumaa Taariikhda Loo Gaystay Iyo Qaabkii Loo Fashiliyay Sirtooda
Просмотров 12 тыс.День назад
This video is about DEG DEG Kooxda AS Oo Jabkii Ugu Xumaa Taariikhda Loo Gaystay Iyo Qaabkii Loo Fashiliyay Sirtooda
Danjire''Waan Naxay Markaan Arkay Qof Leh Somali Gaal Ah Baan Ahay Xil Baan Rabaa''
Просмотров 11 тыс.14 дней назад
Danjire''Waan Naxay Markaan Arkay Qof Leh Somali Gaal Ah Baan Ahay Xil Baan Rabaa''
Skuulka Asasi Oo School Fursado Waxbarasho Oo Cajiib Ah Uhaya Bulshada Nairobi
Просмотров 94114 дней назад
Skuulka Asasi Oo School Fursado Waxbarasho Oo Cajiib Ah Uhaya Bulshada Nairobi
DEG DEG Shirka Diyaaradaha Itoobiya Oo Bahdishay Gabar Somali Ah Iyo Ceebta Kudhacday Shirkaddii
Просмотров 12 тыс.14 дней назад
DEG DEG Shirka Diyaaradaha Itoobiya Oo Bahdishay Gabar Somali Ah Iyo Ceebta Kudhacday Shirkaddii
Danjire Affey''Waxaan Ahaa Ninkii Ugu Horeeyay Ee Jaamacad Dhameeyay Ee Xildhibaan Ka Noqday S.Wajir
Просмотров 1,9 тыс.14 дней назад
Danjire Affey''Waxaan Ahaa Ninkii Ugu Horeeyay Ee Jaamacad Dhameeyay Ee Xildhibaan Ka Noqday S.Wajir
Shirweynihii Beel-weynta Kuumade Oo Taariikhi Ah Oo Nairobi Kadhacay
Просмотров 6 тыс.14 дней назад
Shirweynihii Beel-weynta Kuumade Oo Taariikhi Ah Oo Nairobi Kadhacay
DEG DEG Wasiir Aden Barre Oo Dib Loo Magacaabay Iyo Wasiiro Kooban Oo Kale
Просмотров 5 тыс.14 дней назад
DEG DEG Wasiir Aden Barre Oo Dib Loo Magacaabay Iyo Wasiiro Kooban Oo Kale
DEG DEG Itoobiya Way Kala Tagaysaa Oromaana Ugu Ayaandaran Halka Somaliduna Ugu Fiicantahay
Просмотров 13 тыс.14 дней назад
DEG DEG Itoobiya Way Kala Tagaysaa Oromaana Ugu Ayaandaran Halka Somaliduna Ugu Fiicantahay
DEG DEG Deegaanada Somalida Iyo Canfarta Oo Heshiis Ka Gaaray Dagaalkii Galbeedka Sitti
Просмотров 9 тыс.14 дней назад
DEG DEG Deegaanada Somalida Iyo Canfarta Oo Heshiis Ka Gaaray Dagaalkii Galbeedka Sitti
Xil.Farax Macallin''Mustafe Meel Buu Iska Saaray Oromo Waxaana Ku Iska Celi Wuuna Iska Celiyay''
Просмотров 6 тыс.14 дней назад
Xil.Farax Macallin''Mustafe Meel Buu Iska Saaray Oromo Waxaana Ku Iska Celi Wuuna Iska Celiyay''
Madaxweyne Mustafe Iyo Taliyaha Ciidanku Dagaalka Sitti Waa Uhagar Baxeen
Просмотров 4,4 тыс.14 дней назад
Madaxweyne Mustafe Iyo Taliyaha Ciidanku Dagaalka Sitti Waa Uhagar Baxeen
Xil.Faarax Macallin''Muuse Shaydhaanka Ha Iska Naaro Somaliyana Haku Biiro Ictiraaf Majiree''
Просмотров 13 тыс.21 день назад
Xil.Faarax Macallin''Muuse Shaydhaanka Ha Iska Naaro Somaliyana Haku Biiro Ictiraaf Majiree''
''Axmaaro Iyo Ciidamo Kale Ayaa Canfar Ku Gacan Siinaya Dagaalka G.Sitti''Aden Alaale
Просмотров 4,5 тыс.21 день назад
''Axmaaro Iyo Ciidamo Kale Ayaa Canfar Ku Gacan Siinaya Dagaalka G.Sitti''Aden Alaale
DEG DEG Canfartii Oo Wadooyinka Ku Laynaysa Dadka Safraaya Ee Addis-ababa Usocda
Просмотров 4,7 тыс.21 день назад
DEG DEG Canfartii Oo Wadooyinka Ku Laynaysa Dadka Safraaya Ee Addis-ababa Usocda
DEG DEG Sh Umal Iyo Culimo Kale Oo Baaq Nabadeed Udiray Walaalaha Ku Dagaalamaya Wardheer/Doollo
Просмотров 1,8 тыс.21 день назад
DEG DEG Sh Umal Iyo Culimo Kale Oo Baaq Nabadeed Udiray Walaalaha Ku Dagaalamaya Wardheer/Doollo
DEG DEG Canfartii Oo Maanta Lagu Jabiyay Duleedka Cundhufo Iyo Milatariga Oo Uhiiliyay
Просмотров 9 тыс.21 день назад
DEG DEG Canfartii Oo Maanta Lagu Jabiyay Duleedka Cundhufo Iyo Milatariga Oo Uhiiliyay

Комментарии

  • @moeawale4891
    @moeawale4891 Час назад

    EAL waa tuugo oo waliba cusuri ah Muslimka iyo aad u neceb lkn qaar soomali kamida kuwa madax ku sherega oo deegaanka soomaalisu kamid yihiin ayaa lagu sixray.

  • @user-fc4pn5eu1d
    @user-fc4pn5eu1d Час назад

    Kkkkkkkk

  • @user-ko7em6hb7h
    @user-ko7em6hb7h 2 часа назад

    wasidaan rabay Jabka itobiya

  • @MacalinEnglish
    @MacalinEnglish 2 часа назад

    Wey Cabsanayaan miyaa?😂😂😂

  • @wabarisaaq5290
    @wabarisaaq5290 2 часа назад

    Hooy maad ka joogtaan kenyatiga way xanaaqsanyihiine

  • @afhayeenka
    @afhayeenka 4 часа назад

    Jecliyaaa burburka Ethiopia

  • @yusufhaji7059
    @yusufhaji7059 4 часа назад

    Haddan nahay dhageystayasha Barnaamijkiina, balse dhib ayaan kuqabnaa qosolkiina xariga-goostay,ee waxkabada la, dhaqankas.........

  • @maxamuudkhalar5056
    @maxamuudkhalar5056 9 часов назад

    Muuse biixi ama kulmiye saan Santa iimuqata way ku guulaysanayaan lkn muuse halamifoobo muuse Jamaal Cali Xuseen Musharaxna ha noqdo Jamaal Cali Xuseen?. TAASI WAA suuragal !?.

  • @user-pz2kj3fq5h
    @user-pz2kj3fq5h 10 часов назад

    😂😂😂😂

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah 10 часов назад

    Waaw

  • @kaafikaafi
    @kaafikaafi 10 часов назад

    SHIRIIKADA #ROOYAL, #GUDAHA SOOMAALIYEED, #GURYO MAKADHISTAA? HADII AYKADHISAANA #FADLAN NOOSOOSHEEGA? ...WALIBA WAXAANU DHIIRIGALINEEYNAA, IN DHULAKA, #SOOMAALIYEED, ....LAMAALIGALIYO.

  • @Maftuuxmahdi
    @Maftuuxmahdi 10 часов назад

    😭😭😭💔🤲🇸🇴 2/8/2024 dark night Anigoo ah reer hargeisa oo weliba cidna ka aqoon dadkaa masiibadu ku dhacdey waxana duco hiil iyo garaba u ahay walaalahay somaali meel ay joogaanba siyaasad iyo qabiil ayaa nakala foogeyey allah inoo barya qofka kasta o arka fariintaydaa ha duceyo 😢🙏🏼

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 11 часов назад

    Masha Allah Dr. Faysal legend waaye

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 12 часов назад

    haddaad aragto waad yaabi xasuuqa kasocda oo kafiiri telegramka oo ki qor Amhara genocide kadib adaa yaabi doona waxa itoobiya kasocda

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 12 часов назад

    waa runtii Abiyi waa beenaalaha uugu weyn ee qarniga 21aad oo xil haya

  • @jeehdinmchannel9684
    @jeehdinmchannel9684 12 часов назад

    waa runtii Abiyi waa beenaalaha uugu weyn ee qarniga 21aad oo xil haya

  • @dareenujoog6293
    @dareenujoog6293 19 часов назад

    Wlh nin kaan waxaa nageysay Waziirkii maliyada Somalia xiligeey maxamed sayaad bare waxii dhaxmaray waziirka iyo Bankega Aduunka. Malin tii Somalia Dhaqaleheeda Burburay.

  • @saydiiofow1335
    @saydiiofow1335 19 часов назад

    Itoobiya asset loo yqaano soomaliya ayeey leedahay waxay u iib geeyneeysaa caaws taas ayey lacagteeda kabeeysaa

  • @IbrahimAhmed-kf3lv
    @IbrahimAhmed-kf3lv 19 часов назад

    Xigmaday bi’iwaay. bal ragaa waaweyni waxay iska soo horfadhiisteen eega! Kkkkkk

  • @qassimyusuf9694
    @qassimyusuf9694 21 час назад

    muse biixi waxa dorashadii hore udhiibay wacaladii tigreega waxa kuguulaystay dorashada cabdirixman ciro muse biixi waa jajuus ushaqeeya amxarada asaga iyo habarta fircawnada Qarnigan

    • @user-fb7or3ej2g
      @user-fb7or3ej2g 17 часов назад

      Maxaa kaa galay, reerka ka dhex bax 😅

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e 21 час назад

    xoolo hadalka lagu gartaa

  • @user-ri1dy6lg5e
    @user-ri1dy6lg5e 21 час назад

    Kkkkkkkkkkk manta waa ciro iyo xaashi

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 22 часа назад

    Waa jiir bararay

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 22 часа назад

    Beeeeenaale habaar kugu dhac

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 День назад

    Cabdiraxman waa runtii

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 День назад

    Welkom 🤗 Ilkecase iyo Cabdiraxman

  • @abdulazizoday4008
    @abdulazizoday4008 День назад

    Faysal Cali reerkiisu way la socdaan bes ka reeb. Kaas reerkiisu waa ka hadheen xitaa.

  • @sismail120
    @sismail120 День назад

    Eydu way cidaa yar yar iyo waawayn ba......

  • @khadrayoonis9420
    @khadrayoonis9420 День назад

    CAGDHEERC JOOGA DALKIINA ANIGA👩‍✈️ IYO GABADHAYDA CAASHA🧕 CABDI RISAAQ TURKI UMA SOCONO DENMARK AWAAN BASABOORKOODA WEYN HAYSANAA MAXAA NAGA YAAL TURKI OO XABSI GURI NAGU SOO XIDHAAYA

    • @nasrarabi7643
      @nasrarabi7643 День назад

      Iidoorad waxaad ku hadlaysid iska sax Danmark hadaad joogto maxaad samaynkartaa

  • @abdirahmanhusein4254
    @abdirahmanhusein4254 День назад

    Kkkkkkkk war niinkaaa 😂

  • @IdirisAhmedIsmail
    @IdirisAhmedIsmail День назад

    Waa idin wataa

  • @aqoon-kaabechannel8625
    @aqoon-kaabechannel8625 День назад

    Sixir barar marka la leeyahay dadna way ku khasaaraan dadna way ku taajiraan...lkn waxa socda burburkii ugu danbeeyey ee Ethiopia waligeedna badeecadaasi dib u soo noqon mayso... anaga ayaa subaxkasta aragna shay kacaya oo subaxba meel aad ugu tagayso... xataa waxaan gaadhnay inaan dollar ku qaadano kirada, mushaharka waxaan dawlada ahayn... bal iska dhaafe xataa shaygii aan ku iibsanaynay shalay 10$ maanta waxa laga yaabaa inuu 15$ noqdo... waana sababta markasta hadii aad shay u baahato aad ugu iibsanayso dollar.... sixir bararka soomaalida haysata maanta ma jirto cid uga aqoon badan... aqoonta ha lagu dabaqo mar hadaanay jirin dollar badan oo dalka soo galaya... Price Ceiling waa siyaasada ugu mudan baan isleeyahay oo ay u baahnaan lahaayeen Somalida iyo Ethiopianku

  • @abdifarah2812
    @abdifarah2812 День назад

    Waa xaqiiq arintaasi

  • @arslangolad3994
    @arslangolad3994 День назад

    ‏‪12:16‬‏ Qiimaha Shidaalka ee Itoobiya waa been wax taageero ah ma jiro. Qiimaha Bankiga Dhexe halkii litir waa $1.65, halka suuqa madow uu yahay $0.54

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 День назад

    Ganacsatada waxaa ha maqashiin

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 День назад

    Waryaa caqligu ha shaqeeyo adigaa wax kharibayee ganacsatadu waa dhiig miirato hadalkaagaa ayay raashinka ku dalacayaan

  • @mahamedmuse5718
    @mahamedmuse5718 День назад

    Waa sax arintaasi

  • @abduulabdirizak895
    @abduulabdirizak895 День назад

    Wax aydaan aqoon ulahayn ayaad ka doodaysaan !?? Jahligu waa dhibaato ??? Ninka qolka dagan ninka ka kiraystay lacagta uu qaato wuxuu ku iibsadaa bariis ama bur kuwaasna waxaa lagusoo iibiyaa dolar haddii burku qaaliyoobo qolkii guriguna wuu qaaliyoobi ileen wax uu cuno ayuu rabaaye ?????

  • @Hadalwaamurtimahmah
    @Hadalwaamurtimahmah День назад

    Waaw

  • @khalidahmed799
    @khalidahmed799 День назад

    Raysal wasaaraha ha laga dambeyo wadanka jiho wanaagsan buu u wadaye

  • @ahmedmusse9562
    @ahmedmusse9562 День назад

    😂😂👍

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 День назад

    Dhaqaalyahan

  • @user-ol4pc4cm5b
    @user-ol4pc4cm5b День назад

    Waa sax in laga hortagoo in shacabka aan cayshada lagu qaaliyayn. Kuwa ugu digay in aan shacabka cayshada iyo noloosha lagu qaaliyaynna waa dad si saxa shacabkooda u ilaalinaya. Meshii maroodi ku hardamo caws baa ku burbura. Maatada iyo shacabka hala dhowro. Si gaar ahna dagaanka Soomaalida haloo ilaasho. Madaaba aw yahay dagaan dhibaatooyin badan iyo burbur badan soomaray oo aad dhibkaan ugu dhaga nugloonaan kara.

  • @user-ye7cz1xi5r
    @user-ye7cz1xi5r День назад

    Birku xor maaha waxa gumaysta doollar waxa ku xiga dahab waxa ku xiga shidaal

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 День назад

    Ku socda walaalyaal Go for it you doing uitstandig job!!!

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 День назад

    Waa runtiii ninkii waxba haysen waxba ma ka galin

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 День назад

    Ethiopië in ay baabado wey u fiican tahey Somalia

  • @yasminjama2703
    @yasminjama2703 День назад

    Welkom 🤗 Ilkecase iyo Cabdiraxman

  • @abdimohamud-gq1si
    @abdimohamud-gq1si День назад

    Thank you. Waa mahadsantihiin

  • @user-wu1bc6jp8k
    @user-wu1bc6jp8k День назад

    Itoobiya meeshay tagto kama soolaabato kulahaa 😂😂😂😂😂